Send linket til app

Imaamu Sakhaawi


4.4 ( 4944 ratings )
Uddannelse
Forfatter: Jamhuriya Technology Solutions
Gratis

Schoolware waa app uu iskuulka ugu talagalay in ay isticmaalaan ardada , macalimiinta iyo waalidiinta .

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .

Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .

Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka .

Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jtech.